Tababar ku saabasan Hiigsiga 2030 ee BFS ayaa Malintii 2 aad waxaa lagu soo geba gebeeyay Muqdisho

Muqdisho, 03.12.2018

Waxaa bilowday qeybtii labaad ee siminaar ay so qaban qaabiyen labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adda UNDP Somalia, kuna saabsan: Doorka Baarlamaanada Soomaaliyeed ee Hirgelinta Yoolasha Horumar Waara, Hiigsiga 2030 Siminaarkan ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 3/Dec/2018 waxaana lagu soo geba gebeynayaa Hotel Doorbin ee Magaalada Muqdisho, waxaa inoo furay seminaarka, Habdhowraha Aqalka Sare baarlamanka federalka ah ee Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, Cabdikaafi Macalin Hassan.

© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya