Muqdisho, Khamiis : 06.12.2018
Gudoomiyaha Aqalka Sare BFS Ayaa safark shaqo ugu anabaxa Magaalada Kismaayo Xarunta KMG Dowlad G.Jubbaland.
Guddoomiyaha oo ay safarkiisu ku wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Adan Cabdulle Cisman ;Muqdisho kus sagootiyay xubno katirsan labada Gole ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya.
Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo wafdigiisa oo Magaalada Kismaayo ugu ambabaxay safar shaqo ayaa layelaanayo kulamo kala duwan Masuulinta Doowlad Goboleedka Jubaland .