Muqdisho, May 05, 2018: Guddoomiyaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Aqalka Sare wafdi ka socday Midowga Yurub.