Super User

Super User

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Wuxuu xiriir iyo Wada shaqeyn la leeyahay Baarlamaannada Caalamka iyo Kuwa Gudaha

 Baarlamaannada Caalamka uu Xiriirka la leeyahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta (Arab Parliament)
  2. Baarlamaanka Midowga Africa (Pan African Parliament)
  3. Golaha Iskaashiga Baarlamaanada Islaamka (PUIC Parliament)
  4. Baarlamaanka Dowladaha Geeska Africa (IGAD Parliament)
  5. Midowga Barlamaanada Yurub, Africa iyo Caribbean (ACPU/EU Parliament)
  6. Midowga Baarlamaannada Aduunka (IPU).

  Baarlamaannada Gudaha uu Xiriirka la leeyahay  Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Puntland:
  2. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubaland:
  3. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Galmudug:
  4. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed:
  5. Golaha Wakiilada Dowlad - Goboleedka Hirshabeele:

 

Page 2 of 7
JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya