Wafdi Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qeeyb galay shir Goboleedka Baarlamaanada Waddamada Carabta

Senator Cismaan Macoow ayaa ku matalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka shir Goboleedka Baarlamaanada Waddamada Carabta oo ka dhacaya Lubnaan.

Wafdigaan ayaa ka koobnaa labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaa looga hadlayaa hiigsiga Himilada waarta ee 2030 (Sustainable Development Goals 2030 Agenda).

 

 

 

JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya