Kulan Guddiga aqalka sare ay la qaateen baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubaland

Kismaayo, 19.09.2018

Kulan Guddiga aqalka sare oo uu hogaaminayo senator Axmed xaashi Maxamuud ay la qaateen baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubaland ayadoo ujeedada kulanaka uu ahaa in Guddiga rabaan in ay qaataan warbixin ku saabsan qilaafka soo kala dhaxgalay D.goboleedyada iyo XFS madama aqalka uu matalo ay yihiin cidii Ku habooneyd in ay xal uraadiso qilaafka.

Guddiga ayaa warbixintooda kusoo gudbiyay qoraal ahaan 
Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa soo jeediyay in ay ayagana qoraal ahaan kusoo jawabidoonaan maalinka Khamiista haduu Eebe weeyne Idmo.

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Search

JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya