Warbixin ayaa lagadhageeystay Guddiga gurmadka ee Golaha Aqalka Sare
Muqdisho, May 3, 2018, Guddiga Kheyraadka iyo Biyaha ee Golaha Aqalka Sare ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare ku qabtay dhageysi dadweyne oo ku saabsan Hindise sharciyeedka kheyradka biyaha kaasi oo ay horrey u ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.