;Guddomiyaha Gobalaka Banadir Eng.Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo Xubno katirsan Maamulka Gobolka Banadir.
Kulnaka oo kadhacay Golaha Aqalka Sare Taarikhdu marka ay aheyd 08/05/2018 ayaa ahaa isxog wareysi ,Ayadoo maamulka Gobolka Bandir lagadhageeystay Qorshaha iyo Waxqabadka Maamulka Gobolka Banadir .Sidoo kale warbixino muhiim ayaa lagusoo gudbiyay kulanka.