Gudoomiyaha Aqalka Sare BFS Ayaa safar shaqo ugu anababaxay Magaalada Kismaayo

 Muqdisho, Khamiis : 06.12.2018

Gudoomiyaha Aqalka Sare BFS Ayaa safark shaqo ugu anabaxa  Magaalada Kismaayo Xarunta KMG Dowlad G.Jubbaland.

Guddoomiyaha oo ay safarkiisu ku wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Adan Cabdulle  Cisman ;Muqdisho  kus sagootiyay xubno katirsan labada Gole ee Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo wafdigiisa oo Magaalada Kismaayo ugu ambabaxay safar shaqo ayaa layelaanayo kulamo kala duwan Masuulinta Doowlad Goboleedka Jubaland .

 

JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya