Print this page

Xiliga Furitaanka Kalfadhiga 5 aad oo la shaaciyay kadib Kulanka 16 aad ee Guddiga Joogatada ee Aqalka Sare-BFS ee maanta

March 27, 2019 34248

Muqdishuo:- arbaco, 27 maarso, 2019

Guddiga joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi 16 aad ku yeeshay xarunta Aqalka Sare maanta.Guddomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xashi Cabdullahi ayaa shir guddomiyay Kulanka.
Ajandaha kulanka ayaa ahaa: Katashiga Furitaanka Kalfadhiga 5 aad ee Golaha Aqalka Sare.

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa maanta shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 5-aad ee golahaasi, kadib kulan ay ku yeesheen.


Habdhoowraha Aqalka Sare Mudane Cabdi Kaafi Maclim Xasan ayaa shirjara'aid kulanka kadib kaga hadlay asagoo sheegay in Kalfadhiga 5 aad ee Aqalka Sare -BFS uu furmi doono 1 da Apriil 2019. 

Related items