Warbixinta iyo Go'aanka Guddiga Gaarka ah ee Aqalka Sare uu u saaray xal u helidda Khalifaaka XFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah Doowlada Federaalka Soomaaliya

Muqdisho, 27.Nofembar 2018

Warbixinta iyo Go'aanka Guddiga Gaarka ah ee Aqalka Sare

Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare uu u saaray xal u helidda Khalifaaka Xukuumada Feferaalka Soomaaliya  iyo Dowladaha xubnaha ka ah Doowlada Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta soo saaray warbixin iyo go’aanno la xiriira Arrimahaas.

Halkan Hoose waxaa ku lifaaqan  Warbixinta uu soo saaray Guddiga ayadoo faahfahsan

Guji Lifaaqa warbixinta:

 

Search

JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya