Super User

Super User

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Wuxuu xiriir iyo Wada shaqeyn la leeyahay Baarlamaannada Caalamka iyo Kuwa Gudaha

 Baarlamaannada Caalamka uu Xiriirka la leeyahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta (Arab Parliament)
  2. Baarlamaanka Midowga Africa (Pan African Parliament)
  3. Golaha Iskaashiga Baarlamaanada Islaamka (PUIC Parliament)
  4. Baarlamaanka Dowladaha Geeska Africa (IGAD Parliament)
  5. Midowga Barlamaanada Yurub, Africa iyo Caribbean (ACPU/EU Parliament)
  6. Midowga Baarlamaannada Aduunka (IPU).

  Baarlamaannada Gudaha uu Xiriirka la leeyahay  Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxey kala yihiin :

  1. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Puntland:
  2. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubaland:
  3. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Galmudug:
  4. Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed:
  5. Golaha Wakiilada Dowlad - Goboleedka Hirshabeele:

 

Page 2 of 7

Search

Lasaco Tweets keenna

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari a… https://t.co/XovebkanLa
Guddoomiyaha Aqalka Sare Sen. Cabdi Xaashi wuxu Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee… https://t.co/L3LOHtAjOi
Sen Said Abdi and MP Said Haid from Somalia Federal Parliament participated the Preparatory meeting of… https://t.co/SorIrcXMIe
Follow The Senate of Somalia on Twitter
JFBConnect not enabled. Please enable.
© 2018 Aqalka Sare,Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya